Maansadii:- GuuLLow na taager✓
•Godadkeeda Suugaan.! •Lafa Gurrida Maansada.! •GiddiH Xeerar-keedabaH.! •Ama Seeska Gobanimo.! •Rabbaa igu Galladayoow.! •Anigoo GugaygiyoH.! •GiddiH MaaL-mahayguba.! •Ged Yar Ay Yiihiinoo.! •Dhamiday Gu' gaygaba.! •Haddii Faalo LaLa Galo.! •Gabi Saaca Aan Jiro.! •Tiro Lagu Gorfayn karoH.! •Ayaan Godadka Maansada.! •Ku Ahaa Gorfeeyoo.! •Dhudaheeda Guri-Jiray.!!! •Gedda KaLena Waxay Tahay.! •Gafka iyo Dhibaatada.! •Gar- Darrada Badheed ka ah.! •Een Yoom God Loo Dayin.! •Ama Garazho Lagu Darin.! •Cidbaa Lagu Gar-taayo.! •Baadisooc u Gaariyo.! •Gadhadh iyo Hareediy0.! •Goobo Ay U Tahayoo.! •Deelqaafka Gucurkiyo.! •Dumar GoLe La Joogaha.! •Maan Gaabka LiiTee.! •Eray-Eray u Geeyaa.! •Gabaad Mooda SharafLoow.! •Gasiin ay u Tahayoo.! •Xuma GoLaha Keene.! •GoLe Lama imaadooH.! •Sumcadeyda kuma GuboH.!!!! •ILduuf Ima God Seejoo.! •GocaZhada Umuuruha.! •Iyo CiiL Gunuunucu.! •Garabkay ka DheerooH.! •GoLahay ka Reebane.! •Ee Adoon Gu' gaagiyo.! •G...