Posts

Masuul

  Maxastiyo  agoomaha xaqood, Lama dharaar-maaLo. Naafada miskaala' iyo sabooL, Looma madhax diido. Waaxyuhu nimay maqan yihiin, Looma muruq sheegto. Maankiisu ruux uu galbadey, Laguma maadeysto. Maal adduun haddii Lagu gallado, khayrka Lama moosoH.!! Maalmo weeye duniduye ogow, Laysma mahadsiiyo. Haddii aad masuuL tahay bulshada, Looma male guuroH. Maalkoodu wuu adagyahee, Xeelad Lama miistoH. Muus iyo xisaab Liin ka tami, Taadi Lama moodoh. Muddo hore waxaad waaye tidhi, Lagama so maagoH.!! Milgo sare hadday kugu boqraan, Looma dacar miisoh. Maankoodu shaygu calmadoh, Lagama meeraystoh. Inta dhaar cad Loo maro dabeed, Laguma meeL gaadhoh. Masaakiinta shilinkood ogow, Lagama moofeeyo. Mawdkii sidaan Lays arkayn, Looma wada muudsho.!! Miisaanki aakhiro  dhamaan, La'isma moodsiiyoh. Macsharkiyo qiyaamaha dhibtiis, maanka Lama seejjo. Macaansiga salaadaha ogow, shay yar Lama moodoh. Macbuud raali galintiisa hoy, Looma marin waayo. Micno Li'i adduunyadan q...

Gabaygiih Aduun Geedi weeyan

  π΄π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘› π‘˜π‘’ πΊπ‘œπΏπΏπ‘’π‘’π‘¦π‘’ π΅π‘Žπ‘™ π‘šπ‘Žπ‘žπ‘ŽπΏ,πΊπ‘Žπ‘π‘Žπ‘™π‘™π‘Žhayπ‘”π‘œπ‘€ π‘‘β„Žπ‘’π». πΊπ‘’π‘‘π‘œπ‘œπ‘› π‘–π‘¦π‘œ π΅π‘Žπ‘ β„Žπ‘–π‘–π‘Ÿπ‘œπ‘€ π‘π‘ŽπΏ π‘‘β„Žπ‘’π‘”π‘œ, π»π‘Žπ‘‘π‘ŽπΏ πΊπ‘œπ‘π‘Žπ‘Žπ‘‘π‘’π‘’π‘‘ π‘‘β„Žπ‘’π». π·π‘’π‘Ÿπ‘π‘Žπ‘Žπ‘›π‘Žπ‘‘π‘Ž π‘‘β„Žπ‘Žπ‘”π‘Žβ„Žπ‘Ž πΊπ‘ŽπΏπ‘Ž, πΊπ‘’π‘‘π‘œπ‘œπ‘› π‘‘π‘œπ‘œπ‘Ÿπ‘Žβ„Ž π‘–π‘”π‘Ž π»π‘œπ‘œπ‘‘β„Žπ‘’π». π»π‘–π‘‘π‘‘π‘Ž 𝑔𝑒𝑒𝑛 π‘Žβ„Ž β„Žπ‘Žπ‘‘π‘ŽπΏ π‘”π‘œπ‘π‘– π‘‘π‘–π‘‘β„Žπ‘–π‘¦π‘œ,πΊπ‘Žπ‘π‘Žπ‘¦ π΄π‘π‘€π‘Žπ‘Žπ‘›π‘’π‘‘ π‘‘β„Žπ‘’π». πΊπ‘Žβ„Žπ‘Žπ‘¦π‘Ÿ π‘–π‘¦π‘œ π»π‘Žπ‘‘π‘Ÿπ‘Žπ‘Žπ‘€π‘–π‘¦π‘œ 𝑇𝑖π‘₯𝑖𝑖, πΊπ‘Žπ‘Žπ‘Ÿπ‘Ÿπ‘–π‘¦π‘–π‘¦π‘œ π‘„π‘Žπ‘Žπ‘ π‘–π‘š. πΊπ‘’π‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘Žπ‘Ÿπ‘Žπ‘‘π‘–π‘–β„Ž π‘‡π‘–π‘šπ‘Žπ‘π‘Žπ‘‘π‘‘π‘–π‘¦π‘œ, πΊπ‘Žπ‘π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘‘π‘–π‘–β„Ž π‘„π‘Žπ‘€π‘‘β„Žπ‘Žπ‘›. πΊπ‘’π‘’π‘™π‘Žβ„Žπ‘Žπ‘¦ π½π‘Žπ‘›π‘›π‘’π‘’π‘”π‘–π‘–β„Ž π΄π‘π‘€π‘Žπ‘Žπ‘›, πΊπ‘Žπ‘π‘ŽπΏπ‘’ π·β„Žπ‘œπ‘œπ‘‘π‘Žπ‘› π‘‘β„Žπ‘’π». πΊπ‘Žπ‘‘π‘Žβ„Žπ‘’π‘’ π‘˜π‘Ž π‘€π‘Žπ‘Žπ‘›π‘ π‘œπ‘œπ‘› π‘—π‘–π‘Ÿπ‘–π‘¦π‘œ, π»π‘Žπ‘‘π‘ŽπΏ πΊπ‘œπ‘π‘Žπ‘Žπ‘‘π‘’π‘’π‘‘ π‘‘β„Žπ‘’π». π‘€π‘’π‘Ÿπ‘‘π‘– πΊπ‘’π‘’π‘›π‘Žπ» 𝑀𝑒𝑒𝑦𝑒 𝐾𝑒 π‘„π‘œπ‘Ÿπ‘Žπ», πΊπ‘œπ‘‘π‘Žπ‘‘π‘˜π‘Ž π‘‡π‘Žπ‘Žπ‘Ÿπ‘–π‘–π‘˜β„Žπ‘‘π‘Žπ». 𝑖𝑖 πΊπ‘ŽπΏπ‘–π‘¦π‘Ž π‘π‘’π‘’π‘”π‘”π‘œπ‘œ π·π‘Žπ‘‘π‘¦π‘Žβ„Žπ‘Žπ‘€, 𝐷𝑖𝑏𝑒𝑔𝑒 πΊπ‘’π‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘Žπ‘Ÿ π‘‘β„Žπ‘’π». 𝐺𝑒𝑒𝑑𝑖 𝑀𝑒𝑒𝑦𝑒 π‘šπ‘Žπ‘ŽπΏ-π‘šπ‘’β„Žπ‘’ π΅π‘’πΏπ‘ β„Žπ‘œπ‘œπ‘¦, πΊπ‘œπ‘œπ‘Ÿ π‘–π‘¦π‘œ π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘Žπ‘›π‘‘β„Žπ‘’π». 𝐺𝑒𝑑...

Maansadii:- GuuLLow na taager✓

•Godadkeeda Suugaan.! •Lafa Gurrida Maansada.! •GiddiH Xeerar-keedabaH.! •Ama Seeska Gobanimo.! •Rabbaa igu Galladayoow.! •Anigoo GugaygiyoH.! •GiddiH MaaL-mahayguba.! •Ged Yar Ay Yiihiinoo.! •Dhamiday Gu' gaygaba.! •Haddii Faalo LaLa Galo.! •Gabi Saaca Aan Jiro.! •Tiro Lagu Gorfayn karoH.! •Ayaan Godadka Maansada.! •Ku Ahaa Gorfeeyoo.! •Dhudaheeda  Guri-Jiray.!!! •Gedda KaLena Waxay Tahay.! •Gafka iyo Dhibaatada.! •Gar- Darrada Badheed ka ah.! •Een Yoom God Loo Dayin.! •Ama Garazho Lagu Darin.! •Cidbaa Lagu Gar-taayo.! •Baadisooc u Gaariyo.! •Gadhadh iyo Hareediy0.! •Goobo Ay U Tahayoo.! •Deelqaafka Gucurkiyo.! •Dumar GoLe La Joogaha.! •Maan Gaabka LiiTee.! •Eray-Eray u Geeyaa.! •Gabaad  Mooda SharafLoow.! •Gasiin ay u Tahayoo.! •Xuma GoLaha Keene.! •GoLe Lama imaadooH.! •Sumcadeyda kuma GuboH.!!!! •ILduuf Ima God Seejoo.! •GocaZhada Umuuruha.! •Iyo CiiL Gunuunucu.! •Garabkay ka DheerooH.! •GoLahay ka Reebane.! •Ee Adoon Gu' gaagiyo.! •G...

Gabayga Qurux maLe Aduun

  Qurux maLe xamsoow xaaL aduun,iyo qiimo sii ridane. Qaxar iyo dhib weeyan waxaa,Lagu qarwaayaaye. Waa qiimo beeL waxa dadkii,Wada qodaayaane. Qaflad weeye xaLkoodu oo way,Qarraqanyiine. Qaadir baa u maqan oo dhamaan,wey qaldhabayaane. QiiLa iyo waqaala iyo war bay,qurux u Haystaane. QoL madoow ayay ugu jiraan,Qiiro been badane. Aduun inaanu qiimoba Lahayn,waxaba Qeexaaya. Bal qiyaas quruumaha tagay,ee Laga qisoonaayo. Quraanka kariimka ah ka baadh, wararka u Qaydey. Qisas dhawr baL waxa uu Jaliil,kaga qisoonayo. Qacda kaLe jaLeec baallihiyo,Qaaf iLaa faadir. Bal qummaati uga bogo dhankaa Yuunus,iyo Qaafir. Huud waxa quruun Lagu xusay,faaLo uga qaado. Su'aaL baan qaaba uga jawaab,sida qareenkeed ah Qoortaad istaagtaba Aduun,qiimo  Lagu sheegay. Dhaayahagu may kuu qabteen,wa su'aaL qarane? Maya baan qabaa adiga oon,xarafba ii qaydin. Qoorta kaLe haddan  Jaalkayoow,qodob kusii xoojjo. Dadka Qori Labkiisi dhamaan,Gale qubuuraaye. Hadday Qiimo Leedahay ra...

Maansada MeeL Saraad u Qalantaa

  •Nafle Qaaliya Tahay. • Qof jiro hanLa tahay •Qurux baad u dhalatee. •Qiimahagu yu Lumin. •Quustu yaanay kuLa hadhin. •Qabri yaanay kugu ridin. •Qoomamadu wadaadow. •Qayrkaa halkuu tagay. •Ama qooruhu dagey. •Qaddar eebbe mooye. •Adba waad u qalantaa. •inaad kala qaxweyside. •Qiimahaga koru hay.!! •Qabso Ho tusaalahan. •Quruumi Hore tagey. •Ama qaarka maantadan. •Qofna koonka Lama iman. •isagoo ku QaLabsida. •Ama buuxa qarashaad. •Dirham iyo qadaadiic. •Nafar waliba Qaraxiyo. •Quud La'aan ayu yoom. •Qormadani kuso galay.!! •Qaanuunka Loo dhigay •Hadduu qaabada yahay. •Qaxarkiyo dhibaatadu. •Qareenkeeda uu yahy. •Ninba quudku cunayaa. •Marka ay qabtii tahay. •Qaaciidadu dadaal yahy. •Zaaxip adigu qeexoo. •Jawaab quruxsan iga sii. •Waxan adiga Quustiyo. •Qaxar kiyo dhibaatada. •Qareen kaaga dhigay bas?. •Hadaan QayLaduun wado. •Ama waano so quboh. •Qoomamaduh dhamad maLe. •Hawraarna quruxdeed. •Ama Qiimi HadaL waa. •Wax inuu quseeyaa. •Dhan...